المدة الزمنية 8:10

Cumar Munie | Somali Magaciisu kamid yahay magacyada aduunka ugu qaalisan

بواسطة Waaberi Media
62 582 مشاهدة
0
3.9 K
تم نشره في 2020/03/07

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada... www.waaberiweb.com ------------------------------------- Nagala Soo Xiriir: Email: waaberi2030@gmail.com Facebook: https://www.facebook.com/waberi23/?ref=settings Twitter: https://twitter.com/Waberi2030 Instagram: https://www.instagram.com/abdirahman_waberi/?hl=en Sheekada Guusha Sheekada Cumar Munie Cumar Waaberi Media

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 152
  • @
    @Waaberi-Mediaمنذ 4 سنوات Ma jiraa Qof somali ah oo aad taqaanid ama aad maqashay oo hurumar sameeyay xili uu dalka ka qaxay? Hadii uu jiro nawgu reeb Magaciisa Hoos. 84
  • @
    @qaayodheerمنذ 4 سنوات Majirin muqal aad so galisay oo aan wax ka faaidi wayo.
    Dhaman waxay ahayen kuwa aan dhira galin ka qatay, balse muqalkani wa kii igu horeyay ee id="hidden1" class="buttons"> i qiira galiya misana darenkyga taabtay xaduna idhaqaqday.
    Runtii waxa jiran dad badan oo kudayasho mudan adiguna aad ka mid tahay. _waberi
    Cadawgagu ma ciil baxo wllky
    ....وسعت 22
  • @
    @hilalsaid3966منذ 4 سنوات M.a waa markii ugu hore seey aan maqalo sheekadaa waxeey noo thy dhiiri gilin 5
  • @
    @abdifatah_mustafaمنذ 4 سنوات Obrah waa naag ee ma aha nin meeshaas ayaa kaa qaldan inta kale si fcn ayaa noogu soo bandhigtay Thanks very much. 11
  • @
    @MOHAMEDALI-tj4ydمنذ 4 سنوات Maasha allaah wll mahadsanid dadka nolosha sidan o kale ku guuleestay ino so badi 11
  • @
    @boqorkasomalida8303منذ 4 سنوات insha allah waxaan rajaynayaa inaan noqdo ninka aduunka ugu caansan uguna taajirsan insha allah 38
  • @
    @husseinmohamed5833منذ 4 سنوات Masha allah waan sugaa mar walbo muuqaladaada alle dartii ayaan kuu jeclahy pro keep going 10
  • @
    @nabadnolol7414منذ 4 سنوات Waaberi media aad ayaan ku jecelahy hore usoco 8
  • @
    @abdi2728منذ 4 سنوات Wax badan baa iiga baxay thanks bro Allah khayr ha kusiyo 1
  • @
    @sumayoaxmad4301منذ 4 سنوات Masha allaah waabari aad baa kudakiiraa hur mar wacan❤ 4
  • @
    @ayubproمنذ 4 سنوات Abdirhaman Omar Aad ban u jecelllhy vedioyaddaa brother hore usoco 4
  • @
    @amalitofunnykittensvlogs647منذ 4 سنوات Mashallah omar guul Aad u baladhan ayuu xaqiijiyay 3
  • @
    @abdishakuurmuusecigaalcawa2342منذ 4 سنوات Masha Aalaah hambalyo wiil somali ah oo dunida magiicisa ku qorey baal dahab ah hambalyo 1
  • @
    @RahmaIbrahim-kk7bgقبل 7 أشهر Inshaalah Guulnimo maash Allah ku waa ku fiican ❤Inshaalah ameen ya rabia Alxamdulilah Guulnimo ❤
  • @
    @Kobcisمنذ 4 سنوات maasha Allh wll runtii waa muuqaal aan aad uga helay 1
  • @
    @caaqilka4379منذ 3 سنوات aad baan ugu faraxsanahy guusha cumar, dhiirigalin by noo wada tahay dhamaanteen, mahdsanid waaaberi media tabinta qisadaan ..
  • @
    @cabdixakiimnuur2949منذ 4 سنوات Mnzha Allah Ustaad Abdi Raxmaan.
    Waxaad zoo galizaa muuqaalo Aad ufa.iido badan. خزآءك الله خيرا.
    Mar Hadaaad ka Hadlayzo zhakhziyaadka zoomaaliyeed Ee Aduunka zaamaynta kuyeezhay, waxaanu kaa codzanaynaa inaad ka Hadazho Al-Qaari sheikh abdirashid sh. Ali suufi oo ah sheikha Kaliya Ee caalamka oo idil laga Duubay. 10 ka Qiraaa.o Ee kala duwan Ee Quraanka kariimka ah ....وسعت
  • @
    @maryamlibanمنذ 4 سنوات Masha allah mahadsanid shaqo fiican bad haysa 4
  • @
    @johndeo5046منذ 4 سنوات Walal Abdirahman, adigo mahadsan manogaga so hadli kartaa Social anxiety, iyo sida leysaga yareyo dhididka wajiga kaso ay kento Cabsida dadka. Mahadsanid 2
  • @
    @akarboy5697منذ 4 سنوات Horay u soco walaa tageero buxda ku nahay 3
  • @
    @hajjiertugrul2791منذ 3 سنوات Masha Allah
    Noosoobadi wlaal shekoyinka dadkeena guulaha sameeyy meelkasta oo ay joogaan
    Mahadsanid
  • @
    @kerowcade129منذ 4 سنوات Horay usoco bro waa video lagasoo shaqeyay dhan walbane ka dhisay qiso cajiib ahne aad kusoo gudbisay 2
  • @
    @richhome3678منذ 4 سنوات Qof hami leh hadii aad tahay waxa hubaal ah
    Inaad gaarayso meesha aad rabto Omar was shaqsi DadaaLay Buug uua qoray ayaa jira oo la dhaho (Live your Dream)
    7
  • @
    @AidarosHassanمنذ 4 سنوات Haaaa wan sugeyay wad ku mahad san tahay walalo
    Waa Halyay willkani Dadkisa wax badan oo wax taar leh u so gudbiyah cabdirahman Cumar horey u Soco insha allah gull ayan uu rajeynaya
  • @
    @user-pc6nv6ck5nمنذ 4 سنوات Soomaalidu waa dad aad u firfircoon meel kasta oo ay tagaan duruuf kasta oo ay ku noolyihiin 7
  • @
    @cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001منذ 4 سنوات Abdirihmaan Yabaroow Tafatiraha VOA Noo Soo Gudbi Taariikhdiisa 1
  • @
    @Sooyaan1منذ 4 سنوات Qiso bandhigaysa faa'iidada dadaalka. Way jiraan somali badan oo karti leh laakiin aan helayn gacantay u baahanyihiin. Wakhti sikastuu u dheeraado, id="hidden6" class="buttons"> soomali badan oo aduunka gacan qabata way soo bixidoonaan. Insha Allah ....وسعت
  • @
    @nuradinaliyusuf4825منذ 4 سنوات Bro magaca ku dhawaaqistiisa sida mgc qalaad oo kle bd kadhigeysaa,
    Magaca wa somali, waana munye ee ma aha munie, munie keliya wa qaab qorista laatiinka.
    Mhdsnd
    4
  • @
    @khaliifmahamoutt7037منذ 4 سنوات Cumar munie wax badan ayaan kala socdaY wayihiisa nolosha. 2
  • @
    @sadaamraamsade9483منذ 4 سنوات dhamaanteen waxaan ka midaysaynahy hayaan kaa aan guusha u marayno 1
  • @
    @ibrahimfurehassanibrahimfu5294منذ 4 سنوات Waaberi media channel qiimo leh horay usoco ustaad 1
  • @
    @mahadmataankuriyaمنذ 4 سنوات sifirfir coni kumuuji waxa ilahay ibokusiyay & hal aburkaga isku day oo kalsoni naftadasi waxa ad jeceshay wad gulaysanaysaye insha allaa allaw hamigayga irume aamiin dhamanten
  • @
    @mbashiirmb7674منذ 4 سنوات Wahbarasho ayaa wadaa wahaana rabaa ina noqdo qofka shirkadee ugu hireysay eee ugu tajirsan 1
  • @
    @deqaahmad5983منذ 4 سنوات Mahad sanid Abdirahman sxp wannagsan oo nala wadaga xog fican 2
  • @
    @musadamble4401منذ 4 سنوات Kuwa dalka hooyo ku nool miyuu shaqo abuur u sameenaya cumar mise dalka holland kuwa jooga iyo yurub fariintyda iika so jawaab wll mhdsanid
  • @
    @hayaanproduction6365منذ 4 سنوات Waa wil somali oo joogo holland wuxuu leeyahay shirkada soo sarta boorsooyinka dumarka oo magaceedu yahay cumar munie Rotterdam ayuu jooga 1
  • @
    @captainabdikani7000منذ 4 سنوات Wll wxd no sheegta sida shirkada facebook lacagta ku samayso 1
  • @
    @xaawoaadan3528منذ 4 سنوات waa qof hal abuur oo mudan in aan ku faano hadan nahay soomaali 1
  • @
    @exoltillidie4793منذ 4 سنوات Somali Mel wlbo ey tagan ganacsi ayey furtan m.a wxan Ku faraxsanhy inan Ka dashey Somali ahna dadka ogu ad adag adunka wax walbo o Ku daco dacifnimo mujinin dadkyga idin jeclahy Mel wlbo adunka Ka jogtan 5
  • @
    @ashaabdi1713منذ 2 سنوات Aad iyo aad. Nin walba meesha joogo haka muuqdo lakiin coobi iyo kudayasho maya.
  • @
    @malaakyakub3853منذ 4 سنوات Munye wamagaca bajun ama rebarawe / ma aha gelayda migaloyinka kaqaxiyay / kunacayo
    Borsa tole & kobatole ?
  • @
    @caddeeyembaxnaan7600منذ 4 سنوات Fariid somalia weeye mashllh waa maxay dadka dislike tiri meel walbo xaasid lagama waayo guusha kaxumaada 1
  • @
    @Shortstories59منذ 4 سنوات Waa run ninkasta oo meel gaadhay waxa ka danbaysa gabdh gabadhaasina maaha tuu qabo ama la saaxiibka aha waa hoyadii hadaalkaa dadku waxay moodan gabadhiisa id="hidden10" class="buttons"> se maaha shalay ayay baratay waa hooyada diiday inay wax cunto ubadkeedo gaajaysan waa hooyada diiday inay kabo ka iibsato ubadkeedo bilaa wxbarsha bilaa kabo aha ilaahay janada haku casuumo hooyo kasta oo islaamed tan gaaledna diintiisa ha vahamsiiyo waanu ka naxaynaaye inta dhimatay ha u naxariisto kuwa noolna cimrigooda alle ha raajiyo ....وسعت
  • @
    @haruuniise5590منذ 4 سنوات Cumar Munie waa nin ku haboneyn nolshiisa in wax ka barano wayo waxo leyahay tariikh xun
  • @
    @crahiimcabaaye5821منذ 4 سنوات Nin kan waligay ma maqlin awal google ayan isu malayn jiray balse ma ihi
  • @
    @somman-wl5zjمنذ 4 سنوات Axb muuqaalka music bacground la aan
    Nah maleh
    Music nacground waa qayb ka mid ah
    Quryxda codka
    2
  • @
    @maxamedaxmedadawe315العام الماضي somalinimadisa umuhimsaneed hado american madowga raci laha inee darogo kushirqolane xabsi gali laha
  • @
    @nimcocabdimaxamed7848منذ 4 سنوات Qisada wiilka ahmed la dhoho dhiiri galiyaha ah sido kle gadhiyasha xayeeysiya soo das
  • @
    @ogaalkabulshada6180منذ 4 سنوات Fadlan Ha Hil Maamin Subscribe MAHADSANID.
        .
                       .MAHADSANID.
    .
    1
  • @
    @AK_boy-منذ 4 سنوات Somalida siyaasada heer kagaarte kaliya naqaana manaqaano kuwa dhaqaalaha heer kagaare sorry