المدة الزمنية 13:21

Qalbigaga waxka ogow runtana isku sheeg farxadna hel

44 195 مشاهدة
0
2.3 K
تم نشره في 2020/06/20

Aad baan idiin salamay walalaheey💙💯

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 627
  • @
    @Caliya2020منذ 4 سنوات Head up, stay strong ,move on and never look back to all of us ladies and pray each ather no xaasid ❤ 16
  • @
    @jihaanomar6985منذ 4 سنوات I love you so much. I am good at being patient and bad things is I am too gullible. Keep going I love watching your videos
  • @
    @dahaboabdi3922منذ 4 سنوات Alxmdulillah waxan ahay daacad qofna xumahiisa kama shaqayn wali wlhi waba jiri jirtay an dantayda danta dadka kale ka hor marin jirey hada see aminadi id="hidden2" class="buttons"> ayaa iga dhimatay qofkan dacada u ahayba wuxu igu noqda cadaw
    Marka tayda ayan hada wata qof aan cawimo iga dalbana lama doonto
    ....وسعت 28
  • @
    @ifrahmustaf7127منذ 4 سنوات Ha badalin daacad nimada
    Waa lagu faa’iidaa
    Waxa aad u farax santahay
    Waa daacad nimada hada
    7
  • @
    @hodanskitchen8890منذ 4 سنوات Daacad ahoow ’laakiin ha ku jebin ’meel aad hore ugu kuftay ’saas waaye abaayo qaali ❤️ 5
  • @
    @fardusjama7819منذ 4 سنوات Maansha allah illahay ha ku xiftiyo qurux lay walaal cabaayadaada ayaan ka helay maansha allah
  • @
    @xamdisheikh7417منذ 4 سنوات Masha allaah wlhi waxa tahay ruux aan aad iyo aad u jeclahay mar walbaa wan kuugu farxaa abyo Guuleeyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
  • @
    @ayaanabdi349منذ 4 سنوات Me too never give up always i see people lion 3 man devoted but still love my self love you sister keep going never give up 7
  • @
    @fatmamahmoud8869منذ 4 سنوات Mahah allah abayo wallahi su ashada waa masbuu wayo qafka dacada ha rafaad kama dhamado wayo wu qalbi wank sayahay al xamdulillah waxan ka mid ahay daadka id="hidden3" class="buttons"> dacada ha wallahi likiil lama jeclo qof dacada wayo waxaa lomaleyaa qof doqona bales wa ale mahadi oo maku dhaco qofka dacada ah wuka kacaa ❤ ....وسعت
  • @
    @cosobtayeegtayeeg9214منذ 4 سنوات Masha Allaah Dr fahiimo cadey ceblaay ❤️daacada kala mid ahay Alxamdulillah shukri rabil calamiin balse waxii danteyda ayan u Sabra balse sabarka igu an id="hidden4" class="buttons">yar xasid mahi Alxamdulillah lakiin bani adamka intiisa badan Amin malaha ....وسعت 6
  • @
    @xiiscumar2145منذ 4 سنوات Haa walalahay dacadbaan ahy waxkasta o wanag ah iyo guul ah wan ku farxaa
  • @
    @hamdiummahamza7279منذ 4 سنوات Masha allah. Fahima cadey. Aniga am very honest, too helpful to many who don’t deserve my help. Am very patient lkn once I make a decision I never look back even they apologise thousand times. I don’t like to interfere in people’s business but am very open with mine because am very honest. Alxamdulilah waxkasta oo Isoo maray allaha helps me. I have strong believe that everything will get better and it’s does. My motto is this too will pass❤️ ....وسعت 15
  • @
    @asaldhaladodhaxgob5101منذ 4 سنوات Aniku dacad ayan ahay Mar walba wa layxumeya hadana horey ayan u ka socda ilahay ayan ku daya qof ki i xumeya waxbana Ma wayo Masha allah
  • @
    @sahroali1967منذ 4 سنوات Masha allah uqtiye wad mahadsantahay wa runta dadka siku mid ma aho qofkastana wax alle udhaliyena iskama bedeli karo walaley malintan barnamidyadada an id="hidden6" class="buttons"> arkey ilaa mantadan wax xun kama an maqlin wano iyo wax dad ushegid bad ku jirta kheyr alle haku siyo tankale qofna iskama waramikaro wuxu yahay inlag waramo moyane kheyrka iyo wanaga alle hana wafajiyo uqtiye ....وسعت 2
  • @
    @user-xt1rs3ho8pمنذ 4 سنوات illaahay qalbiga haku adkeyo oo haku xifdiyo walashey qaali qurux
  • @
    @nastehoabdi2354منذ 4 سنوات Alxm Abaayo nolasha maalinba waa ceyn xaadsidnimada waa wax laga duceyto allaa ka magan galeynaa
  • @
    @aminaibrow5182منذ 4 سنوات Masha allah waxad ba moda inad aniga iga hadleyso calashan dabecadaheyga ledahay
    you're my role model proud of you sweet ❤️
    2
  • @
    @farhiyajama122منذ 4 سنوات Abaayo waligaa saas daacad u ahow waayo saas aa meel lagu gaaraa adna saas aa farxada ku heshay masha allah
    waa markii kowaad oon ku soo qoro comment waana kugu soo biiray horumar wacan
  • @
    @hawageney3750منذ 4 سنوات Jazakallaah Xabibti Fahiima wax wanaagsan ad no so gudbiso daacadnimada ku meel mareysaa qof daacad eh illaah ayaa uu gargaro❤❤Daacadnimadan kugu jeclhy"hidden8" class="buttons"> illaahey dartis nolow nolol qimo leh aduunka aqiirana Jano insha allaah❤❤ ....وسعت
  • @
    @fnafandmeمنذ 4 سنوات Mashallah waxathy gabadh ad u qurux badan ❤❤❤ 2
  • @
    @fariaabdi3640منذ 4 سنوات Mansha allah waa gabar quruxbadan ilahay aqligaga ha ku daayo mcnto❤❤ 5
  • @
    @aminahassanmsufi3281منذ 4 سنوات Fahiima qurux waa mahadsan tahay Abaayo ❤ 1
  • @
    @xamdisheikh7417منذ 4 سنوات Masha allaah wlhi Fahiima abyo waxan ahay ruux qalbi fcn o aan xaasid ahaayn o iska daacad ah mana aqaan wof kaan iska ilaali rabbi swt hna xifdiyo aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
  • @
    @safiyasacad485منذ 4 سنوات Maashaa Allah qali waa fikarada fiican 4
  • @
    @muznahassan8599منذ 4 سنوات Mum illah kamaqusto alxamdulillah..markasta cafiya umada nabi muxamad scw.qalbiga clean kadigaa..dambi daf rabi weydisaa.ducada markasta INA helayo amiina..alxamdlh..dacad id="hidden10" class="buttons"> 100% wan ahaya. Mamo wanakujecle kahelaa.rabi hakudowro ameen ....وسعت
  • @
    @warish9081منذ 4 سنوات Mashaa allaah fahima allaaha ku cafido wallaal macaan aniga waxaan ahay qof aad ooga naxda ama maratka qaar waxaan arkaa anigoo aad ooga fakraya qof kale id="hidden11" class="buttons"> dhibaato haysta qof ii baahan caeintaydana waligeey kama tagin laakin dadka zamankan jooga iyagaaba ku baraya xaasidnimada laakin in layku naxo ama laysku naxriisto waxaa na faraysa diinteena allaahamdulillaah farxad iigu nooloow quruxeey ....وسعت
  • @
    @sagalali5983منذ 4 سنوات Fahiima mahadsanid qaali waxan ahay aniigu qof dar alle iskaga socda dadkana kuma mashqulo hormarka naftayda sidan u jecelay ban qof kasta oo bini adama id="hidden12" class="buttons"> u jecelay inu hormar helo.masha allah weeligay qof xuman uma qado xita hadanu is dilno qofka wan ilaba xumanta na dhexmarta. Alle ha no kadayo Fahiima qaali ❤❤❤❤ ....وسعت
  • @
    @nurap3027منذ 4 سنوات FAHIIMA SIDOO KALE DAACADA YAA IGU BADAN IN BADANA WAAN DHAWACMAY LAKIIN ALLAH KARIIM 1
  • @
    @umucali1851منذ 4 سنوات Abaayo fahiimo you are soo beautiful mansha Allah cilaankan qurux waye noso gali plz i love you ❤❤❤ 1
  • @
    @fadumohassan6087منذ 4 سنوات Mashallah fahiima beautiful strong woman keeping going 12
  • @
    @kadraibrahim6746منذ 4 سنوات Waaw manshallah tabarakallah fihiima waa runtaa massage ka anoo yar baan bartay muhiim ima ahayn markaan baranayay wanan yaraa. Lakiin 2013 markaan tagay id="hidden13" class="buttons"> Istanbul ayaan aad u bartay oo tagay meel lagu barto gurigayga ilaa one year jirka ayaa jecel.
    Manshallah tabarakallah I like it. Keep going walaashay allow inawada dhowr ii soo duceeya anuu waan dabeecad xumahay Dadka na waa iga nbd qalaan. Dhinayga wanaagsan waan naxariis badanahay.
    ....وسعت
  • @
    @munabihe4463منذ 4 سنوات Masha Allah tabarakallahu wad ku najaxaysa qalbigaga wanagsan wll qaali melo badan baynu iskaga mid nahay
  • @
    @ZahraZahanchannelمنذ 4 سنوات Aamiin abyo inagoo dhan kheyr aan dhamaan iyo cafimad Allah ha nawada siiyo jezakallah
  • @
    @deeqoahmed1771منذ 4 سنوات Maasha allaah jzklh kheyran ustaad fahima baarakallaah fiikum aniga waxaan ahey qof ummada muslimka oodhan lajecel guul iyo horumar markey aragto qof dhibaateysan id="hidden14" class="buttons"> ugu gargaarto waxey awoodo hadana markaan arko gabar iyo wiil walaalaheyga soomaaliyeed oo bartey cilmi diini iyo maadiba waan uduceeyaa waxaana dhahaa isha iyo xaasidkana allaha kaxifdiyo owlaadooda hadey kafiican yihiin kuwaan dhaley waan uduceeya waxaana dhahaa illaahow isha iyo xaasidka ooga xijaab qof iga yar ama i le eg wax walba ay iiga fiican yihiin waan uduceeyaa qof walboo Muslim ahna oo ummada soomaaliyeed uugu horeyso illaahey dartiis ayaan ujeclahey guusha walaalkey ama walaashey waa guusheyda ummada muslimka oodhan allaha gaarsiiyo guul iyo horumar ay kufarxaan wadamada muslimka oodhana dhibaatada allaha kaqaado barwaaqo allaha uugu bedelo aamiin ....وسعت
  • @
    @munaali2388منذ 4 سنوات Mashaa allah qeer badan allah ku siiyo
  • @
    @maryamamohamad3931منذ 4 سنوات maansha allaah ilaahay haku xifdiyo abaayo gabar wanaagsan baad tahay o qalbi fiican o karti badan intaan ka arko videoga horey usoco 1
  • @
    @muqdishocadey3682منذ 4 سنوات Quruxsanqosol wanagsnqalpi xabxabmasha alah madaxweynaha Dumar ka Somalia 1
  • @
    @xamdisheikh7417منذ 4 سنوات Masha allaah alle swt haku xifdiyo aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin wlhi beenta maaha waxa jiraan dad weji Caabud ah o is badal badan subxaanallaah
  • @
    @hadiyoshakai9317منذ 4 سنوات Asc Mashallah walashay qaliya waxbadan isagamidnahay dacadnimo mahingoodo kusugno dacadnimadaad allah kuxafido❤️ 1
  • @
    @fatumamohamed1064منذ 4 سنوات Aniga waa samir badanahay waana dulqat baatnahay xaasad naa maaihii maana Aar goosto Allah ayaan Amiinsanahay maar waalbo mashaAllah
  • @
    @macaanaycaliabdulle1066منذ 4 سنوات Masha allaah xayaati rabbi ha ku xafido ❤❤
  • @
    @omhassbint-om8559منذ 4 سنوات Masha Allah Tabarak Allah
    Talooyin faaido leh ayaad Markasta Nasiisaa. .
    Qalbiga Waa Mesha ugu Mihiimsan jirka ibn adamka, La,aantisna Nolol Majirto.
  • @
    @saramahamed1901منذ 4 سنوات Maasha allaah fahiimo caddey quruxleey waan kuu xiisnay allaha idin xafido adiga iyo wiilka aan habaryarta u ahay aamiin ya rabbi ❤️
  • @
    @abdidaahir2147منذ 4 سنوات Masha Allah abayo yr are the best Somali woman I ever watch good job thanks for yr all advise 1
  • @
    @fatimamoha1504منذ 4 سنوات Runtii qofkii wax wanaagsanhela wankufarxaa kii dhibaato kudhacdana waankanaxaa labawajiilena maahi alaah igamadhigo
  • @
    @simsimadan7621منذ 4 سنوات dhaqtara nafataay dheeli tirka caafimaadkay dhemaneey waan ku xiisnaay.Walall.. 1
  • @
    @safiyobare9521منذ 4 سنوات Subaxnalaah ilaahay baa iguowa waana ku faraax ilaahay xasid nagama dhigo Aamiin yaa rabi
  • @
    @asmamoh2854منذ 4 سنوات Fahiimo waa gabar dacad ah wlhi guuleyso habo
  • @
    @samsamahmed3649منذ 4 سنوات Waxan jeclahy inuu qofksta guul gaadho Ana waxn jeclahy inaan guulgadho Waxan iskutitiyaa dadka Qalbiyda wcn guulso fahiima wllo qali♥️♥️
  • @
    @shamsacadey5163منذ 4 سنوات Isku mid kanahay quus la,aanta daacadnimada daacad ban ahay hadana dhibatada ugu badan baa igu dhacdo mar walbo lkn maquusan waligey keep going quruxey❤
  • @
    @sadiamohamud405منذ 4 سنوات Maasha alaah fahiima alaha ku xifdiyo abaayo ha quusanin waa runtaa waaba ayaad quraan ah
    لا تغنصو من رحمة الله oo ah lagama qusto ramaxada ilaaheey daacdnimo dadka weey igu tilmaaaman abaayo aniga alx qof dacad ah ma hungoobo abaayo ....وسعت
  • @
    @kadroahmad7924منذ 4 سنوات Fahima Cadey beautiful Abayo mcnto waa saxan tahay Alhamdulilah mashalah qalbiga waa very important ina nadifisid ✊❤️
  • @
    @caaliyaabdirahman8204منذ 4 سنوات Masha alah fahimo khurux alaha ku dhowro
  • @
    @salmamowlid7270منذ 4 سنوات Masha Allah qof xaasid ah meel ma gaadho ifka iyo aakhiro midna
  • @
    @caishocawil2760منذ 4 سنوات Waxaan kugu jeclahay daacada iyo runta wallahi
  • @
    @anabhassan1706منذ 4 سنوات Masha allah barakallah fik lakiin qofka sifiican iskaga baro marka hore.
  • @
    @leilaabdullahi2026منذ 4 سنوات Masha Allah. Fahiimo qurux. Allaha ku Xafido Abaayo ❤️
  • @
    @xamdicali7276منذ 4 سنوات Masha llah Ina ku jchy Allah Aya og.wyo qof qalbi wngs thy
  • @
    @amirahirsi4424منذ 4 سنوات Mashaa allah quruxlay alle ha ku xafido wll qali hore usoco dacadi ma hungowdo wll
  • @
    @hibaaqمنذ 4 سنوات Masha Allah
    Ilahay dartiis qalbigayga inaan nadiif kadhigo ayan jecelahay
  • @
    @ifrahyusuf2816منذ 4 سنوات Allaah xasadka wiga nadifiyeye qofka an arko isago guleystey ama wax fiican hela waku farxa
    Waxan irahda mashallaah tabarkallaa
  • @
    @sahramohamed8742منذ 4 سنوات Alxm illaheey baaa isiiyay qalbi waasac ah oo furan xasidnima waligeey qof biniaadamah maxasdin hadan illaheey ima tuso adigana abaayo qalbigaada iyo wanaagaada allaha kugu wado guul insha allah dhamaanteen
  • @
    @nimohaji7483منذ 4 سنوات Mansha allah Way ficantahay in lawacyi galiyo dadkeena Shukran
  • @
    @allaawaayn8860منذ 4 سنوات Fahiimo abayo dharkan waa kuso baxday masha Allah so qurux 4
  • @
    @samsamcali849منذ 4 سنوات maasha alla maasha alla walalashay ilaahay ha ku xifitiyo 1
  • @
    @aymanmohamed6473منذ 4 سنوات Masha alllah fahima gabar qiima badan oo wanagsan jecel horumarka bulshada
  • @
    @fardowsasacidhalane8307منذ 4 سنوات Waad igu ogtahay macaanto inaan jirka dhiso insha Allah aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay farxad ku noolow
  • @
    @bariirahaji994منذ 4 سنوات MashaAllaah walshay Allaaha ku dhowro waa runta dacadnimada wax ka ficn ma jiran waliga daacad ahoow biliadamna ha isku dacificn waxad isku dacifisa Allaah id="hidden19" class="buttons"> subxana watacala asaga noga bahan inan isku dulayno u ooyno walahi dacad wan ahay adunka qiyanada ugh necbahay iyo hadalada beenta ah,wana naxaris badnahay walashay Fahima runtii waan iska ka jeclahay horay uso co xbbti qaali❤❤❤ ....وسعت
  • @
    @rukioadanmohamud4651منذ 4 سنوات Mashallah tabarakalaah wllshy allaha kuxifdiyo
  • @
    @fm-kt5tlمنذ 4 سنوات Fahima nin wanagsan kaqosliye alah Ku siiyo nag nool batahay
  • @
    @halwoali5532منذ 4 سنوات Quruxley qiimo badan kuma weyno wlhi wehelkayaga tahay qaali dumar❤ 1
  • @
    @caishaapdi5025منذ 4 سنوات Mashllh mnta jag tahy kudahy❤️ Alla YacizaK Queen fahima
  • @
    @nimaabdi837منذ 4 سنوات Caawa aniga habeen ay ii tahaye adiga iyo meesha aad fadhisoba qurux sina waad u farxsan tahay na aqaan wax jira laakiin wali ma dhameysan vedioga MAANSHAA ALLAH 4
  • @
    @maimunahassan4874منذ 4 سنوات MashaAllah my sister today you look amazing wow. I love your outfit. 1
  • @
    @aaminamucalimsiidaadam4527منذ 4 سنوات Anagane waxan uxiisnay dholacadeen tada masha allha ‍♀️‍♀️‍♀️‍♀️‍♀️‍♀️
  • @
    @hindaaadam3007منذ 4 سنوات Fahima ha noolaato horumar baan ku rajanayaa
  • @
    @jemilaali4458منذ 4 سنوات Mansha Allah walashay qali ilahay haku xifdiyo adun iyo akhiro wad nuuraysa ilahay haku siyadiyo keep going waliga jir o joog cafimad kuwaar
  • @
    @foos4126منذ 4 سنوات Maansha allaah anigah.meelo.badan iska lenahay dacad nimada xad dhafka ah inleyska.amino qof kasto lakiin waa.xanaaq badnahay maqaato.wax yabaha.qaar qoftu ii ahaato saan u ahay qasaaro.badan ka dib waxay noloshu I bartey adeeg iyo in qalbigeyga illaashto qofna u joojin wixi nafteydu.diido.wakasii.socdaa ....وسعت
  • @
    @fatimae6905منذ 4 سنوات Masha Allah you Look beautiful fahima always..
  • @
    @aduunyogadoon2498منذ 4 سنوات Fahiima . Masha Allah . Beautiful and smart
  • @
    @siciidoyusuf86منذ 4 سنوات Maashaalaah abaayo ilaahay ku xifdiyo waa mahadsantahay sida aad noogu faaiidayso
  • @
    @bishaarojaamac6992منذ 4 سنوات Mnsha allh walashay fahiimo waliga hore usoco
  • @
    @Ariijiinaمنذ 4 سنوات Masha Allah qalbi quruxey qaali luulaay stay strong and beautiful walalo ❤❤❤
  • @
    @dadirmohamud696منذ 4 سنوات Mansha allah xaasid maihi, fadliga uu allah adoonkiisa siiyana markaan arko waxaan ugu duceeyaa in uu usiyaadiyo, uur kuhaays malihi, waxaan ahay ruux id="hidden22" class="buttons"> calool jilcan, dadkana aamina, dumarkana unaxariista,martidana soo dhaweeya illaahay dartii ....وسعت
  • @
    @farxiyoqabax950منذ 4 سنوات Masha allah fahiima qaali qurux dumar 1
  • @
    @hodaabdulkadir8550منذ 4 سنوات Asc xabiibti marwalba waan kudaawada aad ayan ugu farxsanahay hormarkaaga.
    Aniga aad ayan daacad u ahay oo qof walbana waxan naftayda lajeclahay id="hidden23" class="buttons"> ayaan lajeclahay qofwalba oo Muslim ah
    Lkn aad ayan u qalad necbahay ama dadka dhacdhac badan aad Ayan u necbahay
    ....وسعت
  • @
    @fartunibrahim4133منذ 4 سنوات abaayo fahiimo aragtidaad lagu farax ilaahey ku xafido abaayo sharaf horey u soco ❤❤❤❤❤❤❤
  • @
    @saida2003منذ 4 سنوات MashaAllah manta wad nuraysa Fihima farxada Allé ha inosiyaadiyoo inshaaallah xabiibtii
  • @
    @fardowskobciya9565منذ 4 سنوات FAHIIMA ABAAYO WANKUSALAAMAY . ILASOXARIIR INSHA ALLAAH
    TANKALE ANI SHAQSIYADEYDA WAXAAAHAY QOF DAACADA IKUDHIIBTA DADKA ISKALAREEB AQOONIN LANA id="hidden24" class="buttons"> DHIBAATEYO MARWALBA HADANA UJOOJIN ALX DADKA BADANAA IDHAW IYO DADKA KALE WAXAY IDHAHAAN DOQON AATHY WAAN ISKUWAEERAY
    ....وسعت 1
  • @
    @abdikarinwiire7801منذ 4 سنوات maasha allaaah abaayo Qalbi wanagsan ♥️
  • @
    @mcntoomcnto1987منذ 4 سنوات Mashallah keep go fahim anigan waxanotahay qof an kudayado thanks alot
  • @
    @munaadam5844منذ 4 سنوات Daacad ayaan ahay, naxariisna waan leeyahay alhamdu lillah.